Jadwalka Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Shaaciyey

Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo hannaanka doorashada sida lagu xusay qoraal ka soo baxay guddiga oo maanta la soo saaray.
Guddiga ayaa sidoo kale qoraalka ku xusay in soo xulista xildhibaannada baarlamaanka ay bilaaban doonto 21-ka bishaan October 2020-ka ayna ku egtahay 25-ka isla bishaan October.
Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada Cusub ayaa la qorsheeyay inya dhaceyso 31-ka bishaan Octoober, waxaan kulanka koowaad ee Baarlamaanka uu dhici doonaa 1-da bisha soo socota ee November 2020-ka.
Halkaan Ka Akhriso
Goobjoog News
erectile hypertension
service connected erectile dysfunction
best erectile dysfunction natural remedies
can erectile dysfunction be permanent
erectile diet
erectile trick
erectile tissue problems
erectile hyperfunction
is erectile dysfunction covered by insurance
erectile help massage
for erectile health and better blood flow
erectile natural remedies