U bood dhigaalka

Joe Biden oo Noqday Madaxweynihii 46-aad Ee Mareykanka

Sheeko:Caalamka

CNN ayaa goordhow shaacisay in Joe Biden uu noqonayo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka kadib markii uu ka guuleystay Trump.

Ninkan guuleystay ee Demoqoraadiga ah ayaa dhammaadkan bishan noqon doona 78, bisha January marka la dhaarinayo waxaa uu noqon doonaa Madaxweyne ugu da’da weynaa ee Mareykanka.

Guusha Biden ayaa la shaaciyey kadib markii uu helay codadka Pennsylvania taas oo markii hore uu ku horeeyey Trump balse Biden ku hor maray.

Goobjoog News