U bood dhigaalka

Jubbaland: Liiska Kuraasta Gedo Oo La Shaaciyay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska doorashada 16-ka kursi ee taalla magaalada Garbahaarreey ee gobalka Gedo.

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#065, HOP#078, HOP#087, HOP#090, HOP#091, HOP#100, HOP#102, HOP#110, HOP#116, HOP#117, HOP#119, HOP#122, HOP#123, HOP#125, HOP#131 iyo HOP#216.

Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay kuraastaan xildhibaanada kala ah :-

HOP#065:  Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Jibriil Cabdirishiid Xaaji.

HOP#078: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Sacdiya Muuse Cabdullaahi.

HOP#087: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Maxamed Cali Xuseen.

HOP#090: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maxamed Aadam Macallim.

HOP#091: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Aadam Isaaq Cali.

HOP#100: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdulcaziz Cabdullaahi Yuusuf (Dh.qol).

HOP#102: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim.

HOP#110: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Sagal Cabdirisaaq Biixi.

HOP#116: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Cabdulqadir Aadan Nuur.

HOP#117: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Haashim Nuur Aadan.

HOP#119: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Cabdullaahi Abuukar Xaaji.

HOP#122: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Cabdullaahi Yuusuf Xasan (Alankey).

HOP#123: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maxamuud Cali Magan.

HOP#125: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Daleys Xasan Aadan.

HOP#131: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Axmed Cismaan Ibraahim.

HOP#216: Kursigaan waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdi Cali Xasan.

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in doorashada kuraastaan lagu qabana doono muddo laba todobaad ah, xilli aan la ogeyn meesha ay ka dhici doonto doorashada maadama weli uu jiro khilaaf dhanka maamulka Jubbaland iyo Gobalka Gedo.