Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraasta kala ah HOP#124 iyo HOP#029.
Labadaan kursi ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah lagu doorto magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland.
Kuraastaan waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaanada kala ah :-
HOP#029:Â Leeban Cusmaan Cabdiraxmaan
HOP#124:Â Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi
