U bood dhigaalka

Jubbaland Oo Loogu Baaqay In Xal Loo Helo Doorashada Gedo

Sheeko:Baarlamaanka

Mas’uuliyiin Jubbaland oo kasoo jeeda Gedo oo ku taliyey in xal laga gaaro 16-ka kursi ee Garbahaarey, waxay sheegeen in halkaas aaney doorasho ka dhici karin, oo la geeyey ciidamo diidan maamulka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeed ay soo saareen mas’uuliyiin ka soo jeeda Jubbaland