U bood dhigaalka

Jubbaland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Arrimaha Doorashooyinka Federaalka

Sheeko:Baarlamaanka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, waxaana lagu xusay in Jubbaland ay diyaar u tahaya in dalka ay ka qabsoonto doorasho waqtigeeda ku dhacda oo hufan, waxaana lagu dalbaday in Maamulk, amniga iyo Garsoorka Gedo lagu soo celiyo Jubbaland, iyadoo Beesha Caalamkana loogu baaqay in ay marqaati ka noqoto xaaladaha cakiran sida lagu yiri.

Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News