U bood dhigaalka

Jubballand iyo Puntland oo Qaadacay Shirkii Dhuusamareeb3 iyo Wixii Kasoo Baxay

Sheeko:Baarlamaanka

Maamullada Puntland iyo Jubbalnd oo soo saaray qoraal wadajir ah ayaa ka hor yimid shirkii Dhuusamareeb3 oo lagu soo idleeyey Galmudug, iyaga oo sheegay wixii ka soo baxay shirkaas uu yahay mid ku kooban intii ka qeyb ka aheyd shirka Dhuusamareeb3 oo laga soo saaray hannaanka doorasho ee uu aadayo dalka sanadka 2020-2021-ka.

                                                                   Halkaan Ka Akhriso

 

Goobjoog News