Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Xiray

Qoraal loo diray xildhibaannada golaha shacabka ayaa lagu sheegay inuu xiran yahay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya.

war qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa lagu xusay in maanta uu bilaawday fasixii golaha shacabka, golaha ayaana sheegay kalfadhiga  maanta la xiray ayaa furmay 27-kii maarso 2019 waxaa uuna did u  furmayaa 27-ka Setember 2019

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW