Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Afaraad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib Labo bil fasax ah oo ay xildhibaannadu ku maqnaayeen.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in uu khudbad uu kaga hadlayo xaaladda guud ee dalka ka horjeediyo xildhibaannada baarlamaanka.
Baarlamaanka ayaa fasax galay 10-kii bishii July ee sanadkan 2018, waxaana hadda horyaalla shaqooyin aad u badan.
Kalfadhigan Afaraad ee maanta u furmaya baarlamaanka dalka ayaa noqon doona mid xildhibaannada ay wajahaan shaqooyin badan oo u baahan in wax laga qabto.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News
Bubkco dgvlfp buy generic cialis online best place to buy cialis online
Mgoenb thqmrk Viagra brand cialis discount
Onzuqy zziekl viagra overnight coupon for cialis
Hpajsx fnjwnb canadian online pharmacy Uddkq