Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Goor dhoweyd Ka Dhacay Isgoyska Sayidka
Sheeko:Dalka

Khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay Qarax xooggan oo goor dhoweyd ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qasaare is kugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay 4 qof, halka ay ku dhaawacmeen 5 kale.
Warkan wixii ku soo kordha kala soco Goobjoog .com
Goobjoog News