Khasaare Ka Dhashay Qarax Miino oo Ka Dhacay Kismaayo
Sheeko:Dalka

Qaraxyo miino ah oo sababay khasaare ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ee Kismaayo.
Qaraxyadani ayaa ka dhacay goob la yiraahdo Baar Caleen oo duleedka Kismaayo ku taalla waxaana lagu qaadaa canshuurta maamulka Jubbaland uu qaado.
Seddex askari ayaa ku dhaawacmay illaa inta la og yahay qaraxyadaasi oo hal meel ka wada dhacay isla markaana ahaa kuwa dhulka la galiyay.
warar dheeraad ah kala soco Goobjoog News