Kheyre Oo Magacaabay Guddi Ay Ku Jiraan 8 Wasiir Oo Soo Celinaya Hantida Qaranka
Sheeko:Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka
Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan 8 wasiir, guddoomiyaha gobolka Banaadir, hanti-dhowraha iyo xeer ilaaliyaha.
Akhriso: