Kulan Lagu Taageerayay Musharraxa Xildhibaan Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho
				Sheeko:Baarlamaanka			
			 
		Xaflad lagu soo dhoweynayay Musharrax xildhibaan 2021/2025 Marwo Farxiyo Axmed Diini ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Waxaa kulanka lagu soo dhoweynayay Musharraxa Xildhibaan Farxiya Axmed diini kasoo qeyb galay Suldaano, Cuqaal, Odayyaal, siyaasiyiin, Aqoonyahanno iyo Dhalinyaro

Daawo Warbixin Ku Saabsan Musharrax xildhibaan Marwo Farxiyo Axmed Diini
Goobjoog News