U bood dhigaalka

Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Maanta Lagu Dooranayo Boosaaso

Sheeko:Baarlamaanka

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu dooranayaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamanka 11-aad ee  federalka  Soomaaliya, kuwaas oo habraacooda horay uu u shaaciyey guddiga SEIT ee Puntland.

Kuraasta maanta la dooranayo magaalada Kismaayo ayaa qeyb ka ah 16-ka kursi ee degeaan doorashadoodu tahay Boosaaso ee kala ah  HOP#142, HOP#190, HOP#220, HOP#027, HOP#222, HOP#149, HOP#036, HOP#169, HOP#083, HOP#158, HOP#227, HOP#076, HOP#234, HOP#228, HOP#157 iyo HOP#273.

1: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#142  waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey   Maxamuud Xayir Ibraahim , waxaana ku tartamaya labada Musharrax ee kala ah Ismaaciil Shire Jaamac Cali iyo Siciid Maxamuud Maxamed.

2: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#190  waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka FJS ku fadhiyey Cabdinaasir Siciid Muuse, waxaana kutartamaya Musharraxiinta kala ah Maxamed Cabdulqaadir Maxamed iyo Fatxi Cali Saalax Maxamuud.

3: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#220 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Cabdirashiid Maxamuud Xasan, waxaana ku tartamaya Murraxiinta kala ah Cali Xaaji Daahir Saleebaan iyo Axmed Burhaan Cumar.

4:Kursiga tirsigiisu yahay HOP#027 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyeuy Siciid Xuseen Ciid, waxaana ku tartamaya Musharraxiinta kala ah Siciid Cali Muuse iyo  Cabdulqaadir Jaamac Cabdi.

5: Kursiga tirsigiisy ayhay HOP#222 waaxaa Baarlamaankii10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Cumar Ismaaciil Waaberi, waxaana ku tartami doona Murraxiinta kala ah Caynaanshe Yuusuf Xuseen iyo Roodo Yaasiin Yuusuf Siciid.

6: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#149 waxaa Baarlamaankii10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Axmed Ismaaciil Maxamed, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Faysal Axmed Maxamuud iyo Faaisa Cabdixakiim Maxamed.

7:Kursiga tirsiggiisu yahay HOP#036 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Maxamed Aadan Diini iyo Faaisa Jaamac Muuse Ismaaciil.

8: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#169 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Jamaal Maxamed Xasan, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Cali Mahdi Maxamed Cali iyo Musharrax  Xafsa Cali Axmed.

9:Kursiga tirsiggiisu yahay HOP#083 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey,Cabdullaahi Bile Nuur, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah  Maxamed Bashiir Cali iyo Aamina Maxamed Ciise.

10: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#158 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Cilmi Cumar Cilmi (Caysane), waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Saadaam Maxamuud Cabdi iyo Muna Maxamuud Dalmar.

11: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#227 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Cabdicasiis Maxamed Maxamuud, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah  Maxamed Bashiir Cali iyo Aamina Maxamed Ciise.

12: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#076 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Muuse Axmed Ismaaciil,waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Muuse Axmed Ismaacii iyo Faaduma Ibraahim Ismaaciil.

13: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#234 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhisay Deeqa Siciid Xasan, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Cabdibashiir Xaaji Cali iyo Musharrax  Aamina Cabdiweli Maxamed,

14: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#228 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Maxamuud Axmed Ciise Maas,waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Cabdullaahi Faarax Mire iyo  Xamdi Cabdullaahi Maxamed.

15: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#157 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Maxamed Cabdullaahi Faarax, waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Maxamuud Axmed Aadan iyo Iidle Cali Axmed.

16: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#273 waxaa Baarlamaankii 10-aad ee golaha shacabka JFS ku fadhiyey Cabdi Maxamuud Maxamed (Afdhuub), waxaana ku tartami doona Musharraxiinta kala ah Bashiir Cabdi Maxamed iyo  Sahra Maxamed Cali.

Goobjoog News