U bood dhigaalka

Kursi Ka Mid ah Kuraasta Hirshabeelle ee Aqalaka Hoose ee BFS oo Muqdisho Lagu Dooranayo

Sheeko:Baarlamaanka

Kuri ka mid ah kuraastii Hirshabeelle ee horey ay ulaaleen guddiga khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta doorasho ku clin ah loogu sameynayaa magaalada Muqdisho.

Kursigan ayaa waxaa ku tartamaya illaa Lix musharrax oo ka soo jeeda beesha Jidle, iyadoo horey uu kursigan ugu guuleystay wasiir Maamed Cabdullaahi Axmed Nuux oo cod aqlabiyad leh ku soo baxay.

Halkan Hoose Ka akhriso Magacyada dadka u tartamaya Kursiga: 

doorasho

Kursiga oo ka mid ah kuwii qorshuhu ahaa in lagu doorto Hirshabeelle ayaa Muqdisho loo keenaya si xubno beesha caalamka ka tirsan ay goobjoogayaal uga noqday, waana sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka dabayaaqadii Isbuucii hore.

Goobjoog News