U bood dhigaalka

Labo Musharrax Oo Tanaasushay Iyo Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo La Billaabay

Sheeko:Baarlamaanka

Musharraxiinta kala ay Xildhibaan Shariif Maxamed C/lla oo helay 19 cod wareeggii Koowaad ee doorashada iyo C/casiis Lafta Gareen oo isna helay 54 cod ayaa u sheegay xildhibaannada golaha shacabka iney tanaasuleen.

Waxaa si toos ah loogu gubay codeynta wareegga Saddexaad ee doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, waxaana codeynaya 266 xildhibaan.

Sida guddiga uu horey u sheegay, haddii wareegga Labaad ay tanaasulaan Musharraxiin, iskuna soo haraan Labo musharrax oo kaliya waxaa loo gudbayaa wareegga Saddexaad.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale