U bood dhigaalka

Labo Xildhibaan Oo Ku Dhintay Qarax Miino

Maarso 7, 2018

Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in labo xildhibaan oo ka kala tirsan maamullada Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay ku dhinteen qarax miino oo dhacay agagaarka Balli-doogle.

Xildhibaanka Koonfur galbeed waxaa lagu magacaabaa Cabdirisaq Cabdiqadir Maxamed Baraf, waxaa kale uu hayey jagada wasiiru dowlaha amniga.

Xildhibaan-ka Hirshabeelle waa  Axmed Cabdi Faarax

Wararkan wixii ku soo kordha, kala soco, Goobjoog News