Liiska Xildhibaannada Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay

Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay shaaciyey liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ee maamulkaas, kadib shir sharaa’id oo guddigu uu ku qabtay.

Liiskaan la shaaciiyey ayaa ka kooban 90 xildhibaan, wolow ay jiraan beelaha qaar oo saluugsan dhismaha maamulka cusub, taas kal hore ragaadisay maamulkii ka horeeyey midka hadda jira oo xarun madaxdiisa u noqotay Muqdisho.

Halkaan Ka Akhriso:

Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW