U bood dhigaalka

Maamulka Gobolka oo War Kasoo Saaray Imtixaanka Shahaadiga 2022-2023

Sheeko:Waxbarashada

Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa  dhamaan maamulka iyo waalidiinta Dugsiyada in ay diyaariyaan, hubiyaan xogta imtixaan-galayaasha fasallada 8aad iyo 12aad, ee dugsiga dhaxe iyo Sare, sidoo kalena waxaa jiri doono kormeer lagu hubinayo xogta si loo helo xog saxan oo la isku waafaqsan yahay, laguna guda gali karo qaadista imtixaanka qaranka oo wasaaraddu ay qaadayso sanadka.