U bood dhigaalka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Saxiixay Sharciga Saxaafadda

Jannaayo 10, 2016

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga saxaafadda Soomaaliyeed oo dhawaan meel mariyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Shalay oo taariikhdu ay ku beegneyd 9-ka January ayuu madaxweynaha saxiixay sharcigaan, kaasi oo la sheegay in wax badan uu soo kordhin doono.

Sharciga Saxaafadda