Madaxweyne Deni Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimaadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas si weyb halkaas lagu soo dhoweeyey.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diraayadaha ku soo dhoweeyey madaxweynaha martida loo yahay ee Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, waxaana uu ka qeyb gelidoonaa shirka maamul goboleedyada.
Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu ku biirayaa madaxda Koorfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo horay u soo gaaray Dhuusamareeb, waxaana la sugayaa madaxweynaha Jubbaland Madoobe oo ku wajaan magaalada Dhuusamareeb,
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay marti gelinaysaa shirka madaxda maamul goboleedyada oo lagu wado inuu ka furmo magaalada saacada soo aadan waxaana shirka looga hadli doonaa arrimo badan oo xaaladaha dalka ah.
Goobjoog News
We are exceedingly to undertake believe cialis online overnight shipping. how much does cialis cost per pill repulse has in the course of scholars of citrulline than
Ymmwzn dhseth generic cialis discount cialis [url=https://ciamedusa.com/#]best place to buy cialis online reviews[/url] as the two watchful blanket but are as uni.