U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Golaha Shacabka Hortagaya

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha shacabka ee Baalmaanfederaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa kulan ku leeyhay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho,

Golaha ayaa lagu wadaa inuu horyimaado madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyo sida lagu helayo wararka.

Waxaan la ogeyn ajendaha khudbadda Farmaajo uu ka jeedin doono golaha iyo waxa uu uga hadli doono, maadaama aan horay loo sii shaacin golahana aan lasiinin noqolada khudbadda.

Goobjoog News