Madaxweyne Qoor Qoor Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dhuusamareeb,Ka Dib Safarkii Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur se Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Max’ed Nur Gacal, xubno ka tirsan labadda gole, Hawl-wadeenada Madaxtooyada iyo qeybaha bulshada.

Socdaalka Madaxweynuhu ku tegay Dalka Jabuuti oo la xiriiray xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha gaar ahaan dhanka Dekadaha ayaa ku soo idlaaday guul iyo is-afgarad.

Sidoo Kale Aqriso Heeshiiska Jabuuti Iyo Galmudug Ee Dhismaha Dekedda Hobyo

Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW