Madaxweyne Trump Oo Laga Baaray Cudurka Coronavirus Iyo Natiijadii Ka Soo Baxday Oo La Shaaciyay

Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa laga baaray xanuunka Coronairus, waxaana la shaaciyay in madaxweynaha uusan qabin xanuunkaasi oo fara ba’an ku haya dunida.

In xanuunkaan laga baaro madaxweyne Trump ayaa timid ka dib markii dhamaadkii todobaadkii hore uu la kulmay madaxda dalka Brazil oo qaarkood caabuqaani laga helay.

Dhakhtarka gaarka ah ee Aqalka Cad, Sean Conley, ayaa sheegay in Jimcihii baaritaan lagu sameeyay madaxweynaha, natiijadii baaritaankaasina la helay shalay oo Sabti ahayd, taa oo muujisay in madaxweynuhu uusan qabin cudurkaasi.

Dad gaaraya 54 ruux ayaa caabuqaan ugu geeriyooday dalkaasi, waxaana xaalad degdeg ah ku dhawaaqay Trump oo sheegay in 50 bilyan ay u qorsheeyeen Coronavirus, isaga oo sidoo kale hakiyay duulimaadyadii uga imaan jiray dalalka Yurub dhaca.

Goobjoog News

Related Articles

94 Comments

  1. Historically, a circumscribed intellect of the
    physiologic mechanism of erections qualified the discussion of ED
    to vacuum-bottleneck devices, prosthetic implants, intracavernosal injections,
    and intraurethral suppositories.4 Since its
    advent, the sort of agents known as type-5 phosphodiesterase (PDE5) inhibitors has revolutionized the management of
    ED. PDE5 inhibitors suffer become the first-crease therapy for
    ED, as suggested by the American Urological Connection (AUA)
    and the European Connection of Urogenital medicine http://lm360.us/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW