U bood dhigaalka

Madaxweyne Waare oo Magacaabay Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka Labaad Ee Hirshabeelle

Sheeko:Baarlamaanka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay gudduiga farsamo ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, guddiga ayaana ka kooban 11 xubnood.

Madaxweyne Waare waxaa uu sheegay in magacaabista uu kala tashtay madaxweyne ku -xigeenka Cali Guudlaawe Xuseen, isaga oo amar ku bixiyey in si dhaqso ah ay u soo gudibiyaan qorshahooda.

Halkaan Ka Akhriso:

 

Goobjoog News