U bood dhigaalka

Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay

Abriil 20, 2021

Madaxweynaha Chad Idiris Deby ayaa la sheegayaa in goordhow la dilay. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay inuu ku dhintay dagaal kadib  saacado uu markii 6-aad doorashada ku shubtay. Marxuumka waxaa uu dalkaasi heystay oo uu xukumayey  tan iyo  1990-kii.