U bood dhigaalka

Marcon Oo Loolan Adag Wajahay, Akhriso Natiijada Wareegga Labaad Doorashada Faransiiska

Sheeko:Caalamka

Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa loolankii ugu adkaa ee doorashada kala kulmaya haweenayda u sharaxan xisbiga midigta fog ee Le Pen.

Macron ayaa hogaaminaya natiijada horu dhaca ah ee doorashada madaxtinimo ee Faransiiska wareeggeeda labaad isagoo helay 27.7%, iyadoo Le Pen ay heshay 23.97% waxaana ay ku so baxday kaalinta labaad, halka kaalinta seddaxaad uu galay Jean-Luc Melenchon oo heley 21.7%.

Waxaa sidaas wareegga seddaxaad ee doorashada Faransiiska ugu soo gudbay Marcon iyo Le oo labadaba hadda ku loolamaya madaxtinnimada dalkaas.

Goobjoog News