U bood dhigaalka

Dowldda Mareykanka oo Shakhsiyaad iyo Shirkado Soomaali ah la Beegsatay Cunaqabateyn

Sheeko:Amniga

Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn waxaa ay kusoo rogtay 26 ruux oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu soo eedeeyay in xiriir  iyo wada shaqeyn la leeyihiin Kooxda Al-Shabaab.

Dadka la beegsaday waxaa ku jira 15 qof oo ka shaqeeya lacagta iyo afar ruux oo dhoofisa dhuxusha, sidoo kale waxaa ku jira todobo shirkadood oo la shaqeeya Al-Shabaab.

Waxaa sidoo kale dadka cunaqabateynta lagu soo rogay ka mid ah hoggaamiyeyaal gobol, kuwo soo uruuriya canshuuraha sida lagu sheegay warbixin ay baahisay waaxad Maaliyadda ee xafiiska arrimaha bulshada dalka Mareykanka.

Waxaa kale oo warbixinta lagu sheegay in dadkan la beegsaday ay liddi ku yihiin xasiloonida iyo Nabadda Soomaaliya.

 Halkaan Ka Akhriso Liiska dadka xayiraadda la saaray

Hasaan Abshir Xuuroow (Xuuroow)

Aadan Yusuf Saciid Ibrahim (Ibrahim)

Muumin Dheere (Dheere)

Macalin Burhan (Burhan)

Cali Axmed Xuseen (Hussein)

Maxamed Cali (Cali)

Axmed Kabadhe (Kabadhe)

Siyaad Ayuuto (Ayuuto)

Maxamed Cabdullaahi Xiireey.

Cabdi Roobow (Roobow)

Xasan Yariisow Aadan

Siciid Cabdullahi Aadan (Aadan)

Shiikh Aadan Abuukar Malayle

Aadan Jiis (Jiis)

Cumar Guhaad

Cali Axmed Naaji (Naaji)

Bashir Khalif Musse (Musse)

Maryan Barre.

Cabdulwahaab Nuur Cabdi.

Treasury Designates Terror Operatives and Illicit Charcoal Smugglers in Somalia

Goobjoog News