2 daqiiqo Sheeko:War Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ee Xeebaha Soomaaliya oo Markab kasoo furtay koox Burcad Badeed looga shakiyay Hawlgalka ATALANTA, oo ah ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda, ayaa ku guuleystay in markabka M/V BASILISK ee ka babanayay calanka Liberia laga sii daayay rag looga shakiyay burcad badeednimo.