Shirka Hormarinta Ganacsiga iyo Hal-abuurka Somaliya oo ah Shir Sanadle ah Ayaa Markii 5aad Manta Lagu Qabtay Magaaladda Mogadisho Sheeko:Dalka Shirkan oo afartii sano ee lasoo dhaafay si xiriir ah ay u qaban jirtay Jaamacadda SIMAD ayaa sanadkan waxa ay si wadajir ah u wada qabteen Jaamacadda Jamhuriya. Shirkan waxa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Najax “Hadii Aan Jawaab Laga Bixin Wixii Ku Dhacay Kooxda Koonfurgalbeed, Kama Qeybgali Doonno Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasaarada Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed ayaa si kulul ugu hadashay dhacdii shalay ka dhacday banaanka garoonka kubbadda cagta Eng.Yariisow,ka dib markii dhaawacyo kala duman loo geystay qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Gobolka Banaadir Oo Jaratay Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horaysay Kooxda Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waxayna xidigaha Gobolka ciyaartii Semi-Finalka 3-1 ay kaga badiyeen wiilasha Koonfur Galbeed oo hogaamiyo Macallin Axmed Cabdiraxmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ganacsiga XFS oo Soo Saartay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha Soomaaliya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee sharci lambar 18 oo la soo-saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2021-ka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta meel mariyey miisaaniyad-sanadeed 2021-ka uu ku howlgalayo, kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen maamulka qeybihiisa kala duwan, oo shir guddoon uu ahaa guddoomiye Cumar Mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ayax Ku Degay Gobolka Bokol Ayax ayaa saaka Waabarigii ku degay beero ku yaalla degmada Xuddur ee gobolka Bokol, kaas oo soo gaaray shalay gelinkii dambe, waxaana uu dhibaato ka sameeyey beerihii uu ku degay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir vs Galmudug oo Foodda Isdaraya Koobkaan Sidaa Loogu Kala Guuleystay Tartankan lama qaban labo sano xiriir ah, balse sanadkan ayay nasiib ay u yeelan doonaan in taageerayasha ay arkan tartanka maamul goboleedyada, iyadoo uu jiro Korona Fayras haddana waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo La Kulmay Xubnaha BF Ugu Jira Somaliland Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho kulan uga furmay golaha midowga Musharraxiinta, qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanno labada gole ah oo kasoo jeeda gobalada Waqooyi ee Somaliland. Shirka oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faransiiska oo Soomaaliya Ka Cafisay 306 Milyan oo Dollar Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wadanka France oo kamid wadamada lacaha badan ee deymaha ah ku leh Soomaaliya uu ka cafiyey lacag gaareyso 36 Milyan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Afaraad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharraxiinta oo ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa galay maalintii afaraad, kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashada dalka, geedi u socodka, aragtida murashaxiinta waxaana ka qeyb…