Guddoonka Aqalka Sare oo Magacaabay Guddi isku Keena Madaxda DF iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Sheeko:Dalka Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa magacaabay guddi isku keenaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah oo xiriirkooda uusan wanaagsanayn. Guddigan ayaa ka kooban 9 Senetor… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Soo Dhoweeyey Go’aanka Aqalka Sare iyo Jawaabta D. Goboleedyada Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Aqalka Sare ku dhex galayo, guddina ugu saarayo khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waxaa kale uu ammaanay sida ay u ajiibeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif: Madashu Waxay Ka Digeysa Muddo Kororsi Magackastoo Loo Bixiyo oo Ay Ka Shaqeyso Xukuumadda Madaxweynayaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo si wadajira ah shir jaraa’id ugu qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka digeen in xukuumada hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle oo Soo Dhoweysay Go’aankii Ka Soo Yeeray Golaha Aqalka Sare Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay go’aankii ay soo saareen guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare islamarkana y guddigaasi ku sheegeen inay soo saari doonaan guddi ka shaqeeya isu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Sheegtay in Villa Soomaaliya Ay Ku Fashilantay Qabashada Shirka Wadatashiga DF iyo Maamul Goboleedyada Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in villa Soomaaliya ay si toos ah ugu fashilantay shirka wadatashiga ah ee la doonayay inuu dhexmaro madaxda dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo War Ka Soo Saartay Doorashooyinka 2021, eedeyna u Jeedisay Dowladda Federaalka Ah Warsaxaafdeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa waxaa looga hadlay doorashooyinka dalka ku soo wajahan sanadka 2021 waxaana sido kale warsaxaafadeedkaas eedeyn loogu jeediyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya. Puntland waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Burundi oo Geeriyoodey Waxaa goordhow dalka Burundi ku geeriyoodey madaxweyne Pierre Nkurunziza oo da’diisu aheyd 55 jir. Madaxweynaha oo ku geeriyoodey Karusi hospital ayaa la sheegayaa inuu u dhintay kadib markii uu wadnuhu istaagay. Waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tigray oo Diiddan Damaca Abiy Axmed ee Muddo Kororsiga, Kuna Dhawaaqay Doorasho Hal Dhinac Ah Xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ayaa iska diiday damaca ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ee uu ku doonayo in markii 2aad dib ugu dhigo doorashada iyaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyada DF oo Lagu eedeeyay inay Ku fashilantay Qaadista Canshuuraha Dalka Guddoomiyihii hore ee bulshada rayidka Diini Maxamed Diini ayaa waxa uu dowladda federaalka ah gaar ahaan wasaaradeeda maaliyadda ku eedeeyay inay ku fashilantay inay dalka oo dhan si siman canshuurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo Talaado ah 09-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda…