Mareykanka oo Dib u Bilaabaya Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliya Sheeko:Dalka Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso taageerada ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay sheegeen in xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Qoraal Caro Ah Kasoo Saartay Gefka Mas’uul Kenyaan Ah Wasaaradda arrimaha dibadda ee JFS ayaa sabtidii ugu gudbisay safiirka Kenya ee Soomaaliya qoraal cabasho ah oo ka dhan ah xoghaye ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 59 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 59 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Ay u Guuleysteen Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo Xubnaha Cusub ee FESOJ Isutagga Saxafiyinta Soomaaliyeed ee dhowaan ka guuray NUSOJ ayaa waxaa ay madax u doorteen ururka cusub ee Federation of Somali Journalists (FESOJ). Maxamed Ibraahim Nuur Macalimuu, oo horay madax uga ahaa NUSOJ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qanyare Oo Geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee, Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn dalka iyo dibadda looga yaqaanay. Qanyare ayaa xanuunsanaa muddooyinkaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June Ee Djibouti: 42 Sano Oo Xornnimo Ah Iyo Sida Ay Ku Noqdeen “Hiil-Walaal” Dalka Djibouti waxaa maanta loo dabaal-degayaa 42 sano guuradii ka soo wareegtay xoriyaddooda, Djibouti waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maantana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Oo La Muddeeyey, Akhriso Jadwalka Hadal-jeedinta Soomaaliya Maxkamadda Cadaaladda adduunka, war saxaafadeed ay soo saaray waxaa lagu sheegay in sanadkan bisha September dib loo bilaabayo dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soyaalka Maalinta Xuriyadda Ee 26-ka June Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 59 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Wadahadal Ugu Baaqay Somaliland Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wadahadal ugu baaqay Somaliland, xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, taasi oo lagu xusayey 59-sano guuradii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Liiska Xildhibaannada Maqan u Gudbiyey Guddiga Anshaxa Kulankii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada tahay ay noqdeen 123, halka laga rabay 138. Guddoomiyaha golaha shacab…