Webiga Jubba oo Fatahaad Ka Samaayey Magaalada Baardheere Sheeko:Dalka Wabiga Jubba ayaa ku fatahay dagmada Baardheere ee gobolka Gedo kadib markii ay roobabka guga ee ka da’aya guud ahaan dalka buux dhaafiyeen wabiga sidaana uu karkaarrada ku jabsaday. Shacabka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweeyne: Cabsi Laga Muujinaayo Fatahaad uu Sameeyo Webiga Shabeelle Shacabka magaalada Belad-weyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga oo roobab badan ay da,een, walalka ugu weeyn waxa uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Bulshada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Ka Qeyb Qaadashada Gurmadka Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee gobolka Karkaar oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan. Madaxweynaha …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 13 Qof oo Cudurka Shuban Biyoodka ugu Geeriyootay Deegaanka Garasbaaleey Dad ka soo barakacay qaar ka mid ah gobalada dalka islamarkaana soo gaaray kaamamka ku yaal deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho ayaa xaaladdooda caafimaad aad looga deyrinayaa ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom Foundation oo Maanta Deeq Gaarsiisay Qoysas Danyar Ah Deeqdan ayaa Hay’adda Hormuud Telecom Foundation waxay maanta u qeybisay, ilaa 10kun qoys oo ka mid ah Qoysaska Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho gaar ahaan degaanka km-13 Qeybinta Deeqdan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan oo Ka Warbixiyey Xaaladda Barakaca Ee Gobolka Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed dadka barakayaasha ah ee ku sugan magaalda Baladweyne iyo nawaaxigeeda. Guddoomiyaha oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Saabir Oo Deeq Gaarsiiyay Naafada Cadaado Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya deegaan doorashadiisuna ay tahay magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa maanta waxa uu deeq raashin ah gaarsiiyay dadka…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa oo Laga Aas’aasay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-469/022020, uu ku Aas-aaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somalilland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Xafiiska UNSOM oo Hargeysa Gaaray Waxaa maanta Magaalada Haegeysa ee Somaliland gaaray wafdi uu hogaaminaayey wakiilka cusub ee xafiiska gargaarka Biniaadamnimada ee UNSOM Mr. Adam Abdul-mowla. Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ayaa ku soo dhaweeyeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Oo la Kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP. Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa ahaa sidii ay u ogaan lahayeen Xaaladaha Kajira Deegnaadda Koonfur…