Hirshabeelle oo Baaq Ka Soo Saartay Fatahaadaha Sheeko:Dalka Madaxweyne ku-xigeebka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ugu baaqay wasaaradda gargaarka, Hey’adaha deeqaha bixiyo iyo shacabka in laga qeyb qaato dadaallada loogu jiro sidii looga hortagi lahaa webiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Wadajir Loogu Gurmado Dadka Ku Dhibaataysan Afgooye Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu ku fatahay Wabiga Shabeele ayaa ku baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Fatahaadda Shabeellaha Hoose Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada Afgooye iyo guud ahaan Gobolka Shabeellada hoose ay saamayn ba’an…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyey Gobolka Shabeellaha Hoose Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Macluul ay Dunida Wajaheyso Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne oo Lagu Wareejiyey Lacag Gaareyso $1,140,000 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Socda Magaalada Baladwene Ka Dib Markii Webigu Fatahaad Bilaabay Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegay in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah magaaladaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Hadlay Daadadkii Bacaadweyne Ku Rogmaday Xili Guddi Gurmad uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa faafaahiyay waxyeeladii ka dhalatay roobaabkii Gu’ga ee ka dhawaan ka da’ay deegaanada Galmudug oo gaar ahaan waxyeello ga geystay deegaanno dhaca …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Qardho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka magaalada Qardho, kulanka ayaa looga hadlay xaaladda ka dhalatay fatahaadii ka dhacday Qardho. Nabadoonada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Xaaladda Bani’aaddanimo ee Ka Jirta Magaalada Baardheere Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda bini aadantinimo ee la soo gudboonaatay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaddib markii…