Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Baardheere Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbalabd Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magacaabay guuddiga gurmadka Fatahaadaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay ka dhaceen fatahaado saameyn ku yeeshay bulshada ku dhaqan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland? Gudomiyaha hey’adda mareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray caasimadda Garoowe ee maamulka goboleedka Puntland. Wafdiga guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku xigeenka ahna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Swedish International Development Agency. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hey’adda Kulan kula qaatay Wafdi sare oo ka socday Hay’adda Iswidhishka ee horumarinta caalamiga ah (SIDA)…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya ku Jirta Dadaallo ay Qeyb uga Qaadaneyso Gurmadka Dadka uu Dhibaateeyay Dhulgariirka ka Dhacay Turkey. Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday olale ay lacag uga aruurineyso dadweynaha si ay qeyb uga noqdaan gurmadka uu caalamku la gaarayo dadka uu wacyeeleeyay dhulgariirk ka dhacay qeybo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Ka Mahaceliyey Deeq Ka Timid Dowladda Qatar Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, . Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka oo maanta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq La Gaarsiiyey Qoysas Ku Dhaqan Gobolka Banaadir Qoysas kamid ah kuwa Danyarta ah ee ku nool degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay deeq raashin ah, waxaana goobta ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaxal Sugaha Imaaraadka oo Gargaar Banii’aadnimo Soo Gaarsiiyey Soomaaliya Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta waxaa ay Soomaaliya soo gaarsiisay gargaar Baniiamnimo, kaas qeyb ka ha u gurmashada dadka abaartu ay saamaysay ee ku sugan guda dalka, tanina waa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNHCR Oo Sheegtay in Soomaaliya ay Galeen Qoxooti Badan Hey-adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qoxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa shaacisay in Soomaaliya ay galeen qaxooti aad u badan kuwaas oo magan-galyo ka raadsaday, dalkaan dhaca geeska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xaaladda Cunno-yari Ee Ka Jirta Xudur Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan iskudubaridka OCHA ayaa waxaa ay ka deyrinaysaa xaaladaha nolol xumo ee ka taagan magaalada Xudur ee gobolka Bokool ee Soomaaliya. OCHA waxaa ay tilmaamtay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen oo La Kulmay Bulshada Xudur Ballanqaadna u Sameeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan magaalada Xudur gobolka Bokool kula qaatay bulshada ku dhaqan magalaada qeybaheeda kala duwan, dhaqan iyo haweenka, kuwaas oo…