Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Degmada Buulo Burde Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle ayaa Fatahaado hor leh waxaa uu ka sameeyay magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan, xilli ay wali taagan tahay saameynta ka dhalatay Fatahaadii magaalada Baladweyne, waxaana magalada ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Fatahadda Baladweyne Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey Shir deg-deg ahaa oo heerkiisu sareeyo kaas oo looga hadlaayey xaalada adag ee ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Macaawino ah u Dirtay Magaalada Baladweyne Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa caawa Gaadiid wada deeq Mucaawino ah u dirtay Magaalada Baaldweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kadib fatahaad uu halkaas ka sameeyey Wabiga Shabelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Hirshabeelle oo Ka Wadahadlay Fatahaadaha Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Goboleedka Hirshabelle Mudane Yusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Booqday Xarunta Dhexe ee SoDMA,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeeray Xaafadaha uu Fatahay Wabiga ee Baladweyne Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. madaxweynaha oo ay wehliyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobaab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Inta Badan Dowlad Deegaanka Soomaalida Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay Roobab 48-kii saac ee lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanno ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana lasoo warinayaa in ay jiraan khasaare nafeed iyo mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Safiirka Dowladda China? Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowlada China ee dalkeenn Mudane H.E. Ambassador Fei Shengchao kulankaas oo ka dhacay Safaradda Chine ee Magaalada Mogadishu.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta oo Gargaar Gaarsiisay Qoysas Ku Barakacay Roobkii Caasimadda Ka Da’ay Magalaada Muqdisho Iyadadoo sacadihii la soo dhaafay uu ka da’ay Roob Xooggan oo geystay qasaaro iskugu jira dhimasho, Burbur soo gaaray Guryo iyo Gadaadid,Biyaha badan oo ka dhashay Robkaasna ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Muqdisho iyo Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyay Roobab saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku xeeran ayaa khasaare kale duwan u geystay bulshada, waxaana jira in Roobabku ay hakiyeen isku socodka dadka iyo gaadiidka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Gargaar Kala Wareegtay Sucuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Dowladda sacuudiga si gaar ah Safiir ku xigeenka dowladda sacuudiga u fadhiya Muqdisho kala wareegay Shixnad…