Xoghaya Guud ee QM oo Booqday Xeryaha Barakayaasha Magaalada Baydhabo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada magaalada Muqdisho ayaa Baydhabo, waxaa garoonka diyaaradaha, iyadoo siiweyn loogu soo dhoweeyay. Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu Hoggaaminaayo Xoghayaha Guud oo Gaaray Magaalada Baydhabo Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Mudane Axmed Macalim Fiqi, oo u wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane maxamuud Macalim Cabdulle iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres Ayaa Maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Xireen lagu Yareeynayo Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Laga Hirgeliyey Beledweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabeelle u geysto magaalada. Biyo-xireenkan la dhisay oo loogu magac-daray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Ka Qeybiyay Degmada Cabdicasiis Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helaysa Hay’adda gargarka bin’aadanimada u qaabilsan ee dowladda sacuudiga ee Boqor salaam ayaa maanta 800 Qoys waxa ay Gargaar ugu qeybiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Ka Qeybgalay Shirka Bin’aadannimada ee Geneva Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamud Macallin ayaa shirka Arimaha Bin’aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland isagoo halkaa ka jeediyay qudbad uu kaga hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Walaac Laga Muujinayo Fatahaadda Wabiga Shabeelle iyo Digniino Laga Soo Saarayo Wabiga Shabeelle oo inta mara magaalooyin dhaca Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xilligaan waxaa uu keenay biyo badan, iyadoo la gudo galay xilli-roobaadka Gu’ga, bulshada ayaa muujinaysa walaac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Magaalada Xudur Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo uu dhawaan ka da’ay Roob xoogan oo dhamaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Fatahaadaha Baardheere asiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey shir ay isugu imaadeen Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha Bin’aadanimada oo looga hadlaayay xaalada Magaalada Baardheere oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida oo muddooyinkii dambe deegaanno badan oo kamid ah ay ka jireen abaaro aad u sameeyay dadka iyo duunyada ayaa waxaa inta badan ka da’ay Roobka xilliga Gu’ga,…