K/galbeed: Shirkadaha Duulimaadka Oo Cabasho Ka Muujiyey Canshuur Kordhin Lagu Sameeyay Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed ayaa ka warbixiyey cabasho dhowaan ay muujiyeen shirkadaha diyaaradaha ee duulimaadka ka sameeya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii lacago dheeraad ah lagu soo rogay dadka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo La Kulmay Madax Ka Socotay WFP Iyo UNHCR Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta wuxuu magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kula kulmay wafdi ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada ee WFP iyo midda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Maleeshiyaad u Abaabulan Qaab Beeleed Oo Ku Dagaallamay Mahadaay, Sh/dhexe Dagaal u dhaxeyay Labo maleeshiyo oo u abaabulan qaab beeleed ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha dhexe, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Sheegay In La Dayacay Ciidankii Puntland Looga Dilay Dagaalkii Af Urur Senator C/raxmaan Sheekh Maxamuud Maxamed Faroole oo mar soo noqday madaxweynaha maamulka Puntland ayaa si kulul wuxuu uga hadlay dagaal dhowaan ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Af…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Jaray Isgaarsiinta Deegaanno Kamid Ah Gobolka Gedo Ciidamada Itoobiya ayaa jaray Isgaarsiinta degaanno ka tirsan gobolka Gedo iyagoo halkaas ka wada howlgallo. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa saaka iyagoo ku socda lugta iyo gaadiid dagaal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Gaalkacyo Kula Kulmaya Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in maanta magaalada Gaalkacyo uu kula kulmo maamulka magaalada iyo bulshada qeybaheeda kale duwan. Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf oo maalmahani waday booqasho lugta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Lagu Soo Dhoweeyay Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo ay wehliyaan wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulkiisa oo saraf dhinaca dhulka ah uga soo anbabaxay magaalada Cadaado ayaa maarta gaaray magaalada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Siilaanyo Oo Isku Shaandheeyay Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu xalay soo saaray waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada. Wasiirada qaar ayaa xilalkoodii waayey, kuwana waa la isku bedalay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa iney booqdaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa aad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xasilinta Banaadir: Dad iyo Hub Ayaa Ku Soo Qabanay Howl-gallo Aan Ka Sameynay Banaadir Iyo Shabeellada Hoose Sarkaal ka tirsan ciidanka xasilinta Banaadir oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay ka sameeyeen gobollada Banaadir iyo Shabeellada hoose illaa Dhawr iyo Toban hawlgal, ayna kusoo…