Guddoomiye Casir Oo Goobjoog Uga Waramay Arrimo La Xiriira Doorashada Galmudug Sheeko:Dalka Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo maanta wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashada madaxweynaha Galmudug, khilaaf laga dhex sheegay xildhibaannada baarlamaanka… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Sool Rag hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxa ay Labo ruux ugu dileen degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Fiidkii xalay ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay shaqsi magaciisa lagu sheegay Jaamaca Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Axmed Madoobe Iyo Xubnihii Ka Socday AU Ee Ku Shiray Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxaa socdaal ku gaaray maalintii shalay ahayd wafdi ballaaran oo ka socday Midowga Afrika, kuwaasi oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha golaha amniga iyo Nabad galyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Doorashada Puntland Waxay u Dhici Doontaa Qof Iyo Cod Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in doorashada soo socota ee maamulkiisa ay ku dhacdo qaab qof iyo cod ah, lagana gudbo nidaamkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Galmudug Oo Go’aamiyey Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxay go’aamiyeen waqtiga ay dhacayso doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Kulanka ay xildhibaannada Galmudug yeesheen waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Gu’a Oo Ka Curtay Shabellaha Dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe, waxaa gelinkii dambe ee shalay illaa iyo habeenkii xalay ahaa ka da’ay roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, xilli gobolkaasi ay ka jirto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Xildhibaannada Dhaliilsan Wasiirada Cusub Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka ee dhaliilsan golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ineysan degdegin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Golaha Wasiirada Cusub Oo La Taageeray Kulan ballaaran oo lagu taageerayey golaha wasiirada cusub ee 21-kii bishan uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, waxaana kulankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Buuloburde Oo Shaqadii Looga Joojiyay Musuq Lagu Eedeeyay Maamulka gobolka Hiiraan ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyahii degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, Xaseey Buulle, kadib markii lagu eedeeyey inuu ku kacay musuq uu ku sameeyay raashiin gargaar ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Somaliland Oo Ka Hadlay Nin Loo Xiray Sheegashada Magaca Siilaanyo Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa wada baaritaan ku aadan macallin la sheegay inuu sheegtay magaca Madaxweynaha maamulkaasi. Macallinkan ayaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Maxamuud, waxaana u raacsan Siilaanyo, taasi…