Gaas Oo Qoondeeyey Saddexda Kursi Ee Loogu Darey Puntland Aqalka Sare Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey waxa uu ku shaaciyey cidda la siinayo Saddexda kursi ee lagu darey xubnaha aqalka sare ee matali doona Puntland.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Shir U Socda Masuuliyiinta Galmudug War degdeg ah oo haatan naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shir albaabada uu u xiran yahay uu ka soconayo magaaladaasi. Shirka socda ayaa looga hadlayaa xaaladda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Jowhar Oo Adkeynaya Ammaanka Taliyaha saldhigga booliiska magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cabdullaahi Siyaad(Canjeex) ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Jowhar. Magaalada Jowhar oo hadda xarun u ah maamulka Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Eedeeyay Galmudug Iyo Puntland Nabadoon Cabdicasiis Aw Yuusuf Xaarin oo kamid ah waxgaradka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay sababta keentay jabinta heshiiskii xabad joojinta ahaa ee ka dhacay dhowaan magaalada Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyihii Puntland Oo Boosaaso Lagu Diley Dabley hubeysan oo tiradooda lagu sheegay illaa labo nin oo rag ah ayaa bartamaha magaalada Boosaaso ku toogtay xeer ilaaliyihii ciidamada qalabka sida ee Puntland Col. Cabdikariin Xasan Fardhiye. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinta Gaalkacyo Oo Ku Baaqay Nabadda Qaar kamid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Gaalkacyo kadib markii ay soo cusboonaatay colaad u dhaxeysa maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland. Dhallinyaradani oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating: Waa In La Joojiyaa Colaadda Gaalkacyo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya MR. Micheal Keating ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo. Dagaallada soo cusboonaaday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladdu guud ay tahay mid deggan, walow shalay magaaladaasi ka dhaceen is rasaaseyn u dhaxeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Labo Qof Ayaa Dhimatay Kaddib Dagaal U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaal kooban oo saaka halkaas ka dhacay ay ku dhinteen labo qof labo kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ciidan Oo Ka Socda Gobolka Baay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howlgallo saf ballaaran ah ka wada degmooyin ka tirsan gobolka Baay ee Koonfurta Galbeed Magaaladani Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in howlgallada ay wadaan…