Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa maanta isku shaandheyn ku sayeeyey golohiisa wasiirrada. Wasaaradaha ay saameeyeen waxaa ka mid ah: Shaqalada iyo shaqaalaha, wasiiru dowlayaasha madaxtooyada, maaliyadda, dastuurka,…