U bood dhigaalka

Jubbaland: Madaxweyne Madoobe Oo isku Shaandheyn Ku Sameeyey Golaha Wasiirrada

Nofeembar 13, 2018

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa maanta isku shaandheyn ku sayeeyey golohiisa wasiirrada.

Wasaaradaha ay saameeyeen waxaa ka mid ah: Shaqalada iyo shaqaalaha, wasiiru dowlayaasha madaxtooyada, maaliyadda, dastuurka, amniga iyo weliba wasiir ku-xigeennada maaliyadda iyo deegaanka iyo dalxiiska.

Halkan Ka Akhriso, Qoraal Kasoo baxay xafiiska madaxweynaha: