U bood dhigaalka

Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka?

Abriil 24, 2019

Waxaa goordhow furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo arrimo badan looga hadlayo.

Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Halkan Ka Akhriso Jaendaha: