U bood dhigaalka

Midowga Musharraxiinta oo Cambaareeyay Carqaladeyntii Dhaarinta Xildhibaannada

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku cambaareeyay carqaladeyntii lagu sameeyay goobtii ay ka socotay dhaarinta xildhibaannada lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, golaha ayaa sidoo kale bogaadiyay doorashada guddoonka cusub ee aqalka sare.