Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen

Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli aaney caddeyn sababta iyo goobta la geeyey.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW