Muqaal:-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo Golaha Shacabka Faah Faahin Ka Siiyay Xeerka Gaarka Ah Ee Habraaca Kuraasta Somaliland

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo ah guddoomiyaha guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka siiyay xildhibaanada golaha shacabka xeerka gaarka ah ee habraaca Kuraasta Somaliland

Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW