U bood dhigaalka

Muuqaal:-Aaden Barre Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka

Sheeko:Caalamka

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale.

Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee Baarlamaanka Kenya waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo jeeda Kipipiri kaas oo magaciisa lagu sheegay Mr. Amos Kimunya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka