Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka sanadkaan.
Halkan Aqriso Dowladda Sacuudiga Oo Hakisay Xujeyda Ka Imaanaysa Dalka Dibadadiisa
Dowladda Sucuudiga oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xujeyda