Muuqaal:-Maxaa Loogu Hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Halkan Ka Aqriso Wixii Ka Soo Baxay Kulankii Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Ay Whatsapp-ka Ku Yeesheen Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada?

Halkan Ka Daawo Nuruxka Shirkii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Gobolada

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW