Muuqaal:-Shacabka Muqdisho Oo Hambalyo U Diray Dowladda Jabuuti
Sheeko:Dalka

Dadweynaha reer Jabuuti ayaa u dabaal-degaya maalmaha xoriyada ee 27-ka Jun, hadaba qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay dabaal-degaas ee ka socota Jabuuti.
Halkan Ka Daawo Aragtida Reer Muqdisho Iyo Dabaal Daga Dowladda Jabuuti